Lamaane ayaa dhiganayay aroos waxaana ka soo qeybgalay qrooskooda dadweyne asxaab iyo qaraabao la ahaa labada is guursanaya,ha yeeshee hal mar ayaa guux iyo farakanax ka dhacay goobtii ay joogeen arooska iyo aroosada, waxaa la keenay laba madax oo la soo gooyay lana soo saaray miiska DOOLSHADA ama KEEGA waxeyna madaxyadaasi ahaayeen labada is guursanaya.