Friday, July 11, 2014

MAXAAD KA TAQAAN FAA'IDOOYINKA SANJABIISHA IYO WADDAMADA UGU HOREEYA CAALAMKA ?


Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska.

Monday, July 7, 2014

WAA MAXAY WARBAAHIN IYO WERIYE ?

Marka laga hadlayo warbaahinta iyo weriyaha waa laba wax oo isku sidkan. Haddii loo hollado in wax laga qoraana waxay u baahan tahay u kuur-gelis mug weyn, baaritaan iyo ka baaran deg xeer-dheer.

Saturday, July 5, 2014

MAXAA KA DHAXEEYA SOCODKA IYO MIISAANKA ?

Socodka waa midka ugu fudud hadana lacag la'aan ah,khubarada meel kasta oo ay joogaan wey isku raaceen kumana aragti kala duwana in 30 daqiiqo oo la socdaa maalin walba ay tahay wax caadi u ah jidhka bini'aadamka.
Ku darso oo socodka wuxuu qeybo badan oo jidhka ah u yahay caafimaad iyo faaiido ,sida hoos u dhigid halista caafimaad qaarkood sida ( dhiigkarka iyo cudurada ku dhaca wadnaha ) sidoo kale socodka wuxuu ka qeyb qaataa jidh dhiska iyo in aad si wanaagsan u seexato.