Sunday, March 27, 2016

FADHIGA WUU KU DILI KARAA. W/Q SICIID XAGAA.



Kaliya ma aha inta aan halkan ku soo gudbin doono saameynta xun uu reebo fadhiga badan waase tuse iyo tusaaleyn kooban oo aan ka digayo in la joogteeyo.

Sunday, March 20, 2016

Maxaad ka ogtahay qaaradda Afrika. W/Q Siciid Xagaa

                 
Qaaradda afrika waa qaaradda labaad ee ugu weyn iyo qaaradda labaad ee ugu dadka badan marka laga reebo Aasiya.

Sunday, February 7, 2016

DUMARKA IYO WIXII LAGA QORAY QEYBTII 3AAD W/Q SICIID XAGAA

            Dumarka iyo wixii laga qoray Q/3aad. Waxaa Qoray Siciid Xagaa.


Waa qeybtii sedaxaad warbixinadii taxane ahaa oo laga qoray dumarka waxaana maanta idin soo gudbinayaa qeybtii sedexaad.

Sunday, January 24, 2016

DUMARKA IYO WIXII LAGA QORAY Q/2AAD W/Q SICIID XAGAA.

ASC. Ku soo dhawaada qeybtii labaad waxbixinadii taxanaha ahaa ee ku saabsanaa dumarka iyo wixii laga qoray waxaana idin soo gudbiyaa maalin kasta oo axad ah maantana waa qeybtii labaad.

Sunday, January 17, 2016

DUMARKA IYO WIXII LAGA QORAY QEYBTII KOOWAAD


Yaa meel uun aduunka ka mid ah ku arkay ama ku maqlay cid iibineysa RAAXO Lacag kasta ha joogtee ? Ma jirtaa cid heysata oo si uun ku soo gashay ?  

    
  ( Hal ku dhiga qoraalka )
Hooyada caruurteeda wey tuntaa laakiin cid kale uma ogola. 


Qormadan kuma saabsana dumarka maxey jecel yihiin maxeyse neceb yihiin ? Waxaanse soo bandhigi doonaa sahmin ama daraasado laga sameeyay meelo kala duwan oo caalamka ah 10kii sano ee u danbeeyay. Waxaadan ogeyn oo aad barataa waxey qeyb weyn ka qaadataa aqoonta aad u leedahay haddii sheeko ama shaahidba aad ku aragto.